Axmed Madoobe: “Intan ka badan kama aamusnaan karno waxa ka socda gobolka Gedo”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta 21-Nofeembar-2019 shir gudoomiyey shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn ka warbixiyey xaalada Siyaasadda iyo Amniga ee Jubbaland gaar ahaan xaalada kasoo cusbnaatey degmooyinka galbeedka Gobolka Gedo, taas oo uu Madaxweynuhu sheegay in aan intaas ka badan laga sii … Continue reading Axmed Madoobe: “Intan ka badan kama aamusnaan karno waxa ka socda gobolka Gedo”